Dowlada Soomaaliya Oo War-Saxaafadeed Ka Soo Saartay Arinta Balad Xaawo

Wasaaradda Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta Warsaxaafadeed waxa ay ka soo saartay xadgudubka dowladda Kenya ay dhulka Soomaaliya gaar ahaan xiisada ka taagan Magalada Balad Xaawo.

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyadoo ilaalinaysa danta ummadda Soomaaliyeed, dhowreysana deris wanaaga, isu furnaanshaha ganacsiga, isu socodka dadka walaalaha ah ee Beledxaawo iyo Mandheera degan , waxay dadweynaha Soomaaliyeed guud ahaan, dadka degan Beled Xaawo gaar ahaan, la socodsiinaysaa arrimaha soo socda:

 Akhriso War-Saxaafadeedka Xukuumadda