DowladaTurkiga oo 29 Askari looga dilay Idlib

Ugu yaraan 29 ciidammada waddanka Turkiga ah ayaa lagu dilay duqeyn dhanka cirka ah oo ay gaysteen “ciidammada maamulka” Suuriya taas ka dhacday waqooyi galbeed ee Suuriya, sarkaal sare oo Turki ah ayaa sidaas sheegay.

Dhowr askari oo kale ayuu dhaawac culus ka soo gaaray weerrarkaasi ka dhacay gobolka Idlib ee waqooyi galbeed Suuriya, barasaabka gobolka Hatay ee waddanka Turkiga, Rahmi Dogan ayaa sidaasi sheegay. Waxaa jira warar kale oo tirada dhimashada intaas ka badinaya.