Dowladda Shiinaha ayaa lacag ka Badan $139,000 ku wareejiyay Hay’adda Marayta Musiibooyinka Qaranka oo loogu talagalay Gurmadka Fatahaadaha iyo Daadadka Roobka.