Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in dakhliga gudaha uu ku filnaaday mushaaraadka joogtada ah ee la siiyo shaqaalaha iyo Ciidamada.