Dowladda Soomaaliya oo si adag u cambaareysay falkii guracnaay ee lagu laayey shaqaale ka tirsan Shirkadda Hormuud.

Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay falkii kooxaha Khawaarijta ah ku laayeen shaqaale ka tirsan Shirkadda Hormuud sida lagu sheegay warqad kasoo baxay DFS.

warsaxaafadeedkakasoo baxay DFS hoos ka aqriso:-