Drones lagu weeraray xarun shidaal oo ku taalla Abu Dhabi. Diyaarado drone ah oo nuuca qaraxyada qaada ayaa lagu garaacay xarun kaydka shidaalka ah oo ku taalla Musaffah, Abu Dhabi. Dab ayaa dab ka kacay goobta, Kooxaha gurmad ayaa si weyn ula tacaalaya xakameyta si uusan qasaaruhu usii baahin..
Imaaraadka Carabta ayaa haatan noqday dalka labaad ee khasaaraha ugu badan ay gaarsiiyaan gantaalaha iyo drones-ka Iiraan, marka laga reebo Isr*’11l, tan iyo markii xiisaddu cirka isku shareertay Bariga Dhexe.
