DSF oo sheegtay in ay soo afjartay Weerarkii maanta ay AS ku qaadeen Xarunta Maamulka G/Banaadir.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowlada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in lasoo gabagabeeyey Wareerkii Koox hubeysan oo Al-shbaab ka tirsan.