Duqa Magaalada Muqdisho Madaale oo munaasabad Sagootin ah u sameeyay dhakhatiir ka timid Saudi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa munaasabad Sagootin ah u sameeyay dhakhatiir ka timid boqortooyada Saudi Arabia kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho ka fuliyay howla caafimaad oo la xariira xanuunada ku dhaca Kilyaha.