Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Yusuuf Xuseen Madaale Ayaa dhagax dhigay Xarunta Degmada Xamar-Weyne Oo Dib udhis lagu Samayn Doono.
Duqa Muqdisho oo madasha kahadlay waxaa uu Sheegay In Maamulka Gobolka Banaadir ay Hormarinayaan Xarumaha Adeega Bulshada Bixiya.