Duqo dhusamareeb oo kala diray Shaqalihii dowlada Hoose

DegDeg: Gudoomiyaha Dhuusamareb ayaa Kala diray dhamaanba shaqalahaha xafiisyada waaxyaha Degmada oo ay ku mushaar qaadan jireen dhalinyaro leh wiilal iyo hablo.

Gudoomiye Geeda-qoroow ayaa dhalinyaradda shaqada laga eryey u rajeeyey baraare iyo horrumar kale…