Eedeysane Muxiyadiin Xasan Jurus Saabeey oo ahaa Agaasimihii Canshuuraha Birriga ee Wasaaraddda Maaliyadda ayaa lagu eedeeyey lunsashada Lacag dhan 20 Malyan oo dollar.