Ethiopia oo sheegtay in Dalkeeda laga hellay qof qaba Coronavirus.

Saraakiisha dalka Itoobiya waxay shaaca ka qaadeen qofkii ugu horreeyay ee lagu arko cudurka Corona.

Qofka laga helay caabuqa ayaa kasoo jeeda dalka Japan.

Maanta ayay aheyd markii Wasaaradda Caafimaadka Kenya ay sheegtay in qofkii ugu horeeyey laga helay Cudurka