Qarax jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka Muqdisho ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga Dekedda weyn ee Muqdisho
Wali lama xaqiijin karo nooca uu yahay Qaraxa, laakiin Qaraxa ka dib rasaas ayaa laga maqlay Dekedda Muqdisho.
Goobjoogayaal ku sugan goobta Qaraxu ka dhacay ayaa Risaala u sheegay in Qaraxu ku aadan yahay dhinaca Waaxda Canshuuraha biriga