fbpx
Home Wararka Maanta G/gobolka banaadir Oo lagu dhaliilaay burburinta jirdiimooyinka

G/gobolka banaadir Oo lagu dhaliilaay burburinta jirdiimooyinka

 

 

Qaar ka mid ah Shacabka kunool Magaalada Muqdisho ayaa dhaliilay Go’aanka maamulka gobolka Banaadir uu ku doonaayo in uu ku burburiyo Jardiinooyinka ku yaalla Muqdisho qaarkood oo horay ay u dhisteen Ganacsato Soomaaliyeed markii dowladdihii horay ay heshiis la gaareen.

Shacabka Muqdisho, waxa ay sheegeen in tilaabadda Gudoomiyaha aysan aheyn mid wanaagsan sababtoo ah meelihii horay Shacabka looga saaray ayaa noqday kuwo qashin qub ah.

Hoos ka dhageyso qaar ka mid ah Shacabka oo ka hadlaya Go’aanka gudoomiye Yariisow.