Gaadiidkii Dagaal ee Ahlusunna oo la wareejiyay

Gaadiidkii Dagaal ee Ahulsunna ayaa lagu wareejiyay Saraakiisha Ciidanka Dowladda Somaliya, waxaana Gaadiidkan kamid 2 Cabdi Bille oo dul banaan ah kuwaa oo ay leedahay Wasaaradda Amniga Dowladda Somaliya.