Gaadiidleey Isbaaro kacabanaya”ISbaaro marabno, Cadaalad ayaan rabnaa, Cidne nooma maqna, Ceelne nooma qodno, miyeysan DFS aysan narabin,Canshuurtii nalaga rabay waa bixinaaye”.