Gaas oo joojiyay Mashruucii lagu dhisayay Wadada Garowe Iyo Gaalkacyo

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa digreeto uu soo saaray waxa uu Ku Joojiyey Mashruucii Lagu Dhisayay Wadada Garowe Iyo Galkacyo.

Digreetada kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa Lagu Sheegay Isdabimarin Iyo Musuq Baahsan Inuu Jiro.

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 1 Oct 2018 Joojiyey Mahruuca.

Xeer Madaxweyne Lr.132 Oct 1, 2018, kuna saabsan magacaabid Joojin Mashruuc.

Madaxweynaha Puntland.

Markuu Arkay: Dastuurka Puntland

Markuu la Tashaday: Madaxaweyne ku xigeenka Puntland

Wuxuu Xeeriyey:

1.Inuu La Joojiyo Mashruucan Lana Sameeyo Gudi Xaqiiqo Raadin Ah

2.Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa marku