Gaas Oo Soo Magacaabay Guddiga Xalinta Qilaafaadka Maamulkaasi

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabay guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Ansixinta Xildhibaanada, Magacaabistaan ayaa timid xilli Horay Musharaxiinta ay sheegeen in madaxweynuhu faragalin uu ku hayo howlaha doorashadda.