Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo saraakiil katirsan ciidamada Qalabka sida kula dar-daarmay dardar gelinta howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta iyo macaamilka wanaagsan ee shacabka.