Gaashanle Sare Daa’uud Gacameey oo kamid ah saraakiisha halganka adag kula jira Khawarijta ayaa Shacabka dagmada Ceeldheer ugu baaqay inay ka qayb-qaataan halganka looga soo horjeedo Khawarijta.