Galmudug oo milkilii laha ku warejisay 97 neef oo geel ah

Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Cilmi Cali Cabdi oo ay wehliyaan Masuuliyiin kale ayaa kuguulaystay wareejinta geel laga haystay muwaadiniin reer Galmudug ah oo gaarayay 97 neef oo geela geelaan ayaa waxaa soo dhacay maleeshiyaad tabsho ka qabay beesha uu ka dhashay milkiilaha geelaan,

dadaal ay sameyeen odayaasha dhaqanka masuuliyiin kasoo jeeda degaanka ayaa lagu guleysatay dib u celinta geelaen kana karaali galiyay Dhaca Xolohoda waxaana eey sidoo kale U mahadceliyeen odayaashii kala shaqeeyay in geela lagu wareejiyo dhibla.aan dadkii lahaa.

Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Cilmi Cali Cabdi ayaa balan qaaday in la xalinayo tabshada ay qabaan beesha dhacaday geelaan oo ku dooday in ay ka maqantahy magta marxuum horay loo dilay Gudoomiyaha ayaa bulshad reer galmudug uga digay falalka nucaan oo kal ah isagoo shegay in aan lagu xad gudbi karin muwaadin xoolihiisa