Ganacsatada G/Banaadir Oo Warqad Cabasha Ah U Gudbiyay Guddoonka Labada Aqal

Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa Maanta Warqad dacwo ah waxa ay u gudbiyeen guddoonka labada Aqal ee Baarlaamnka federaalka ah ee Soomaliya.

Ganacsatada ayaa waxa ay ka cabanayaan Wasaaradda Maaliyadda oo ay sheegeen in ay Canshuurta ku kordhisay taasina ay u baahan yihiin in dib u eegis lagu samaayo.

Waxa ay ka dalbadeen Guddoonka labada Aqal ee Baarlaamnka soomaaliya in ay cabashadooda wax ka qabtaan.

Hoos Ka Akhriso Warqada Â