Garoonka diyaaradaha degmada Baxdo ayaa maraya heer gabangabo ah, waxaana la filayaa dhawaan in xariga laga jaro