Ciidamada Amniga Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Ayaa U diiday Inuu ka ka baxo Garoonka Xildhibaan Maxamed Sheikh Cabdullahi Ciirow.
Xildhibaanka Ayaa Doonayay inuu Aado Sida La sheegay Magaalada Baydhabo oo Deegaanka Doorashadiisu Tahay balse laga Hor istaagay.
Dhawaan ayay ahayd markii Xildhibaan Sareedo Oo Katirsan Golaha Shacabka laga Celiyay Garoonka Aadan Cade Iyadoo Doonaysay Inay aado Magaalada Baydhabo.