Geel ay kala dhacen Beelo wadda dega G/Hiiran oo lagu guuleystay kala warejintoda deeganka Ilguule ee hoos taga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan