General Cabdullaahi Xasan Bariise” Boliiska Soomaaliyeed uma joogo kaliya inuu amniga Magaalada sugo ee waxaa uu joogaa furimaha dagaalka.”