Golaha Wasiirrada XFS oo caawa kulan isugu yimid ayaa ansixiyey Miisaaniyadda dowladda oo markii ugu horreysay Taariikhda gaartay wax ka badan Hal Bilyan oo Dollar. 29/10/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint