Guddiga gurmadka fatahaadaha Koonfur galbeed ayaa faah faahin ka bixiyey saameynta roobkii saacadaha badan ka da’ayey Magaalada Baydhabo. Wasiirka Amniga Koonfur galbeed ayaa warbaahinta la wadaagay xogta gudigu aruuriyey.