Guddiga KMG Ee Soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka oo lakulmay Madaxweyne Dani

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa xalay la Kulmay madaxweynaha iyo madax-wayne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland.

kulanka uu guddiga la yeeshay madax-weynaha iyo madax-weyne ku xigeenka ayaa ahaa in guddiga la wadaagaan sharciga Doorashooyinka Qaranka,

Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa kaga mahadceliyay guddiga sida wanaagsan ay ugu sharaxeen sharciga Doorashooyinka Qaranka.

Ugu dambeyntii kulanka uu guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka qaranka ee Golaha Shacabka la yeeshay madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland ayaa ku soo dhamaaday si wanaagsan.