Guddigga isku dhafka ah ee qaadista Imtixaanka Garsoorka iyo Xeer Ilaalinta ayaa soo saaray natiijadda Imtixaankii la qaaday. Guddoomiyaha guddiga Cabdul xaq Cumar Maxamed ayaa warbaahinta u aqriyay Natiijadda.