Guddigii Loo Xil Saaray Dhibaatada fatahaada Webiga Shabeelle Oo kulan yeeshay

Guddigii uu ku dhawaqay Ra’iisulwasaraha xukuumada Soomaliya ee loo xil saaray u gurmashada dadkii ka barakacay fatahaada uu Wabiga Shabelle ka sameeyay Magalada Baladweyne ayaa Maanta waxa ay kulankoodii ugu horreeyay ku yeesheen Magaalada Muqdisho

Guddiga ayaa waxa ay ka hadleen sidii ay si deg deg ah ugu bilaabi lahayeen gurmad deg deg ah oo la gaarsiiyo dadka ka barakacay fahaada Wabiga ee Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.