Kulan wada-jir ah oo hay’adaha Dastuurka isugu yimaadeen ayaa wuxuu hadda ka socda Xafiiska Wasaaradda Dastuurka.
Kulanka waxaa diiradda lagu saarayaa dardargelinta hawlaha dib u eegista Dastuurka.
Waxaa kulankaan ku sugan Wasiiradda maamul goboleedyadda ee dhanka dastuurka, Guddiyadda kala duwan ee qaabilsan dastuurka.
Shirkaan ayaa waxaa shir Gudoominaya Wasiirka dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac.