Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi “Laanta Bangiga Dhexe ee Jubbaland waxay Jubbaland kusoo kordhin doontaa adeegyo badan oo ay u baahan yihiin ganacsatada iyo bangiyada gaarka loo leeyahay”.