Guddoomiyaha degamada Shangaani mudane Aweys Camuudi ayaa ka mahadceliyay hirgalinta xarunta wax soo saarka oo uu maamulka Gobolka Banaadir ka hirgaliyay xeebta Sugunta Liido ee degmadaasi.