Guddoomiyaha Degmada Xamar Jajab Mudane Ismaaciil Maxamed Xuseen ayaa Bulshada Degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi kula dar-daarmay in laga wada shaqeeyo Bilicda iyo Nadaafada. 17/10/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint