Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in ay ka go’an tahay sidii ay Bulshada Caasimadda u heli lahaayeen Adeeg Caafimaad oo tayo leh. 28/10/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint