Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyey Khasaaraha ka dhashay Qarax maanta AS ka geystay suuq ku yaala Bartamaha Magaalada Beledweyne.