Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Madoobe ayaa ugu baaqay bulshada reer Koonfur Galbeed inay ciidanka Qaranka ku garab istaagaan dagaalka Khawaarijta looga xoreynayo deegaanadooda. 20/10/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint