Guddoomiyaha Golaha Shacabka “Madaxweynaha JFS waxaa u caddaatay haddii AS aanan laga xorayn waddanka in aysan dowladnimadeenu rasmi ahayn”.