Guddoomiyaha Guddiga Difaaca Koonfurta Gobolka Mudug Sheekh Cabdimanaan Maxamed Cismaan ayaa Farriin dardaaran ah siiyay Ciidamada dagaalka kula jira Khawaarijta. 03/10/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint