Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka oo Magaalada Baydhabo u gaaray ka qeybgalka Shirka Madasha isku duwidda Arrimaha Bini’aadamnimada oo Magaaladaas ka furmaya.