Guddoomiyaha maamulka Caasimadda, oo ay wehliyaan xubnaha guddiga joogta ah, iyo xumno kale ayaa maanta kormeeray kanaalka weyn ee biyaha ka gudbiya caasimadda, kaas oo dib u hagaajin ka waddo maamulku. 07/11/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint