Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir Saciid Cali Maxamed ayaa sharaxaya wajiga 2aad ee Imtixaanka laga qaadayo dadka kusoo baxay.