HomeWararka MaantaGuddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ” Dadka kusoo...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ” Dadka kusoo baxa Imtixaankaan ee ku guuleysta waxaa ay ka qeyb noqon doonaan Jihaadka loogu jiro dib usoo celinta sharafka ummadda Soomaaliyeed, ee Madaxweynaha Tuutaha u xeran yahay “