Guddoomiyaha ururka Haweenka ceeldheere Ayaan Daahir maxamuud; “ciidanka markii ay difaaca horay u qaadaan waan dabbo soconeynaa, ka harri meyno, waanna garab taaggan nahay”.