Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwa Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu wehlinayay Guddoomiye Ku-xigeenka labaad Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa guddoomisay kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka uga hadlayeen Kalfadhiga 4aad kulankiisa 2aad.