Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh)”Barnaamijkan waxaa la yiraah Saaxiibkaga ogow waxa uu yahay, marxalada hada lagu jiro ma ahan midii la is aamini jiray, garanwaa yuu kuu dhuuman”