Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa ka warbixiyay shirka Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir oo caawa ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar. 13/11/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint