Guddoomiye Yabooh “Hadii reer Galmudug lagu yaqaanay xabad iyo dagaal, maanta waxay hoggaaminayaan koobka tartankii ugu adkaa ee warbaahinta qaranka ay qabatay.”