Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo xil u Magacaabay Taliye hore

Taliye ku xigeenkii Hay’adda NISA C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ee dhawaan xilka laga qaaday ayaa loo magacaabay la taliye sare oo ka tirsan xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka.

C/qaadir Maxamed Nuur iyo Guddoomiye Maxamed Mursal Sheikh ayaa ka soo wada shaqeeyay saafaradda Soomaaliya ee dalka Turkey.